Ten heg replied C.ronaldo…

Ten heg

Ronaldo oo la hadlaya saaxiibkii hore ee ay isku kooxda ahaayeen ee Rio Ferdinand wareysi oo siiyay ayuu ku sheegay in Ten Hag uu ku khaldamay in uu ku dhaho waraysi oo bixiyay xilli ciyaareedka ka horeeya xilli ciyaareedka dambe isaga oo jooga dalkiisa hooyo ee Netherland in kooxdu ay aad u adag tahay inee ku guleysato horyaalka Ingiriiska. League markii ugu horeysay tan iyo 2013.


In kasta oo Ronaldo uu sii waday wareysigii inuu sheegay inuu sidoo kale u maleeyay in kooxdiisii hore aysan ku guuleysan karin horyaalka, wuxuu dareemay, tababare ahaan, Ten Hag aano iheen mid ku fiican kooxda.


Markii wax laga weydiiyay hadaladii halyeeyga ka hor safarka sabtida ee Southampton, Ten Hag wuxuu sheegay in Ronaldo uu sidaas oo kale yiri.


“Maya, wuxuu yidhi sidaan, haddii aad si fiican u dhageysto wareysiga Ronaldo ,”

Ten hag ayaa dhahay 🗣️” hadalada Ronaldo hadii aa si fiican u dhageysato waxaa ku jiray united inaysan ku guuleysan karin Horyaalka”.

Hagaag dhib maleh qof kasta wuxuu leeyahay Fikrad xaq ayuu u leeyahay inuu yeesho fikrad u gaar ah”.

Laakiin Ronaldo wuxuusan sheegin in isaga iyo kooxdiisa Aysan ku guuleysan karin Horyaalka Sacuudiga”.

Sidoo kale Ronaldo wuxuusan sheegin in Horyaalka uu ka ciyaaro iyo Premier League Ay kala fog yihiin oo Premier League uu aad u adag yahay .”

Ronaldo wuxuusan sheegin Horyaalka Premier League kooxdii soo gasha kaalinta 3-aad Ay lamid tahay kooxdas inay ku guuleysatay Horyaalka France ama Bundesliga .”

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *